Milatariga Soomaaliya oo howlgal gaadmo ah ku dilay sargaal iyo dagaalyahano katirsan Al Shabaab

Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo howlgal gaadmo ah ka fuliyay duleedka degmada Owdheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa la sheegay in halkaasi ku dileen sargaal iyo dagaalyahano katirsan Al Shabaab. Taliyaha Ururka 66-aad ee Guutada 14-ka Oktoobar ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gaashaanle Axmed Maslax Xuseen ayaa sheegay in ciidanka milatariga weerar ku qaadeen dagaalyahano isku … Continue reading Milatariga Soomaaliya oo howlgal gaadmo ah ku dilay sargaal iyo dagaalyahano katirsan Al Shabaab